Waxaa bannaan boosaska shaqo ee hoos ku xusan;
1. Procurement and Supply Chain Manager
2. Operation Theatre (OT) Technician
SHURUUDAHA
1. Shahaado jaamacadeed oo u dhiganta booska aad codsanayso
2. Waa inaad leedahay khibrad shaqo ugu yaraan 4+ sano.
3. Waa inaad ku hadli kartaa Luqadaha Soomaaliga, Carabiga ama English-ka
4. Waa inaad xirfad fiican u leedahay shaqo kasto oo la xiriirta booska aad codsanayso, hannaanka soo dhoweynta, la xiriirka bulshada, daryeelka bukaanka, iwm.
5. Waa inaad isticmaali kartaa computer-ka, faham fiicanna aad ka heysato.
6. Waa in aad diyaar u tahay in aad ka shaqaso xarumaha kala duwan ee Isbitaalka.
Dalmar Hospital delivers world-class care with advanced facilities and a compassionate team. Experience excellence in treatment and training. Your health is our top priority.